Sawirro: Xaflad lagusoo gaba gabaynayay Arday wax ku baranaysay Mahcadka Alhudaa oo ka dhacday magaalada Ceelbuur.

Monday February 03, 2020 - 14:43:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Xaflad lagusoo gaba gabaynayay Arday wax ku baranaysay Mahcadka Alhudaa oo ka dhacday magaalada Ceelbuur.

    Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa lagusoo xiray machad ufurnaa Ardayda beesha Maxamuud Hiraab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib munaasabad ballaaran oo ka dhacday magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ayaa lagusoo xiray machad ufurnaa Ardayda beesha Maxamuud Hiraab.


Munaasabadda waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Galguduud iyo qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed waxaana xafladda abaalmarinno qaali ah lagu guddoonsiiyay Ardaydii kaalimaha hore ka galay machadka Alhudaa.

Machadka Alhudaa ee lasoo xiray waxaa wax ku baranayay 80 Arday oo katirsan beesha Maxamuud Hiraab oo kamid ah beelaha Soomaaliyeed.















Related Items