Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

Tuesday February 04, 2020 - 20:57:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Weerar Askar lagu dilay oo ka dhacay wadada xiriirisa Muqdisho iyo Afgooye.

    Wararka ka imaanaya deegaannada dhanka galbeed uga beegan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaara lagu gaarsiiyay ciidamo katirsan dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya deegaannada dhanka galbeed uga beegan magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay weerar khasaara lagu gaarsiiyay ciidamo katirsan dowladda.


Weerar dhabbagal ah oo maanta gelinkii dambe ka dhacay wadada xiriirisa degmada Afgooye iyo Muqdisho ayaa sababay dhimashada 2 askari iyo dhaawac gaaray tira kale.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in xoogaga Al Shabaab ay wadada ugaleen kolonyo gaadiid ah oo ku socdaalayay inta udhaxaysa Afgooye iyo Siinka dheer, wararka ayaa intaas ku daraya in weerarka uu dhaawac kasoo gaaray sarkaal ciidan.



Related Items