Bayaan: Al Shabaab oo bogaadisay Weerarkii Al Qaacidda ka fulisay magaalada Pensacola.

Tuesday February 04, 2020 - 21:10:43 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bayaan: Al Shabaab oo bogaadisay Weerarkii Al Qaacidda ka fulisay magaalada Pensacola.

    Mu'asasada Alkata'ib ayaa soo gudbisay bayaan muhiim ah oo kasoo baay hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkata'ib ayaa soo gudbisay bayaan muhiim ah oo kasoo baay hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.



Bayaanka oo ka kooban laba bog ayay Xarakadu ku bogaadinaysaa weerarkii saraakiisha Americanka ah lagu dilay ee bil ka hor ka dhacay saldhig ciidamada Mareykanku ku leeyihiin gobolka Florida.

Al Shabaab ayaa Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ku ammaantay sida ay u shaafisay qalbiyada muslimiinta markii ay beegsatay Mareykanka oo duullaano ku haya wadamada caalamka Islaamka.

Halkan ka degso Bayaanka oo Carabi ah PDF

Related Items