Weerar lagu dilay saraakiil katirsan Sirdoonka dowladda oo Muqdisho ka dhacay.

Wednesday February 05, 2020 - 11:13:27 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar lagu dilay saraakiil katirsan Sirdoonka dowladda oo Muqdisho ka dhacay.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay qaar kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.


Rag bastoolado ku hubaysan ayaa xaafadda Suuq Boocle ee degmada Dharkeynleey ku dilay mid kamida saraakiisha Nabad sugidda dowladda Federaalka gaar ahaan qeybta dharcadka loo yaqaan.

Sarkaalka ladilay ayaa lagu magacaabi jiray Hilowle Aboor sidoo kale weerar xalay ka dhacay xaafadda Suuqa Xoolaha ee degmada Huriwaa ayaa sababay dhimashada sarkaal katirsanaa nabad sugidda dowladda Federaalka.


Dhammaan weeraradii ka dhacay Dharkeynleey iyo Huriwaa waxaa mas'uuliyadooda sheegatay Xarakada Al Shabaab sida ay baahisay Idaacadda islaamiga Andalus.

FadlanLike Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.
 
Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items