Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Banaadir oo fulisay Xukun Xadu Zina ah.

Tuesday February 11, 2020 - 10:12:06 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Banaadir oo fulisay Xukun Xadu Zina ah.

    Fagaare kuyaal wilaayada Banaadir ayaa xukun xadu Zina ah lagula fuliyay gabar iyo wiil fal zina ah ku kacay iyagoo aan horay wax guur ah usoo marin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaare kuyaal wilaayada Banaadir ayaa xukun xadu Zina ah lagula fuliyay gabar iyo wiil fal zina ah ku kacay iyagoo aan horay wax guur ah usoo marin.


Maxkamadda Wilaayada Islaamiga Banaadir ayaa xukun min 100 Jeydal ah ku fulisay gabar iyo wiil iska zinaystay.

Max'med Abuukar oo ah aabaha dhalay gabadha Qaali Max'med ayaa dacwaystay gabadhiisa iyo wiil lagu magacaabo Saalim Xasan Abuukar kadib markii uu gabadhiisa kala baxsaday Muqdisho uuna geeyay deegaanka Golweyn ee Sh/Hoose iyagoo aan wax nikaax ah marin ayay labadan qof gogol dhaaf sameeyeen.

Wilaayaatka Islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaa kuyaal maxkamad islaami ah oo tadbiiqiya shareecada Islaamka.



Related Items