Warbixin+ Video: Habaarkii Muslimiinta miyaa sabab u ah Cudurka halista ah ee ka dilaacay dalka Shiina?

Wednesday February 12, 2020 - 14:51:12 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warbixin+ Video: Habaarkii Muslimiinta miyaa sabab u ah Cudurka halista ah ee ka dilaacay dalka Shiina?

    Dalka Shiinaha waxaa kajirta xaalad halis ah kadib markii uu ka dilaacay cudur dilaa ah, kumanaan kun ayaa cudurkan udhintay kuwa kalane waa la ildaranyihiin.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalka Shiinaha waxaa kajirta xaalad halis ah kadib markii uu ka dilaacay cudur dilaa ah, kumanaan kun ayaa cudurkan udhintay kuwa kalane waa la ildaranyihiin.

Dowladda Shiina ayaa markii ay ucaal waysay xakameynta cudurkan waxay beesha caalamka ka dalbatay in loosoo gurmado, culimaa'udiinka muslimiinta waxay aamisanyihiin musiibada ku dhacday Shiinaha ay ku timid habaarkiisii muslimiinta Turkistaanka Bari oo Alle aqbalay.

Warbixintan ayaa xog badan kaa siinaysa musiibada ku habsatay shacabka Shiinaha

Related Items