85 Sano oo kasoo Wareegtay markii ay ciidamada dowladda Shiinaha qabsadeen dhulka Muslimiinta Turkistaanta Bari [Warbixin].

Thursday February 13, 2020 - 10:28:57 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    85 Sano oo kasoo Wareegtay markii ay ciidamada dowladda Shiinaha qabsadeen dhulka Muslimiinta Turkistaanta Bari [Warbixin].

    Ku dhowaad hal qarni ayaa kasoo wareegtay markii uu dhulka muslimiinta Turkistaanta bari uu ku dhacay gacanta dowladda Shuuciyadda Ruushka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhowaad hal qarni ayaa kasoo wareegtay markii uu dhulka muslimiinta Turkistaanta bari uu ku dhacay gacanta dowladda Shuuciyadda Ruushka.

Maanta oo kale 20,Jamaadul Aakhirah 1356 Hijri kuna beegneed sanaddii 1937 Miilaadiga ayay ciidamada gaalada Ruushka dagaal kula wareegeen gacan ku heynta dhulka Turkistaanta Bari kadibna waxay ku wareejiyeen dowladda Shuuciyadda Shiinaha.

Ciidamadii muslimiinta ee uu hoggaaminayay qaa'idkii islaamiga ahaa Niyaar Biik ayaa lagu jebiyay dagaalkii Ruushka lagula galay dhulka Turkistaanta Bari  wixii xilligaas ka dambeeyay ayay muslimiintu galeen gummeysi iyo gummaad aan kala joogsi laheyn.


Dhulka Turkistaanta Bari ee dowladda Shiinaha ay ubixisay Xinjiang waa dhulka kheyraad dabiici ah leh gobolkan waxaa dega dad muslimiin ah oo tiradooda lagu sheegay 45 milyan oo qof.

 Hoos ka dhageyso Warbixin ku saabsan dhulka Turkistaanta Bari


Related Items