Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Ruushka Oo Doonaya in uu Saldhig Ka Sameysto Waqooyi Galbeed Soomaaliyeed.

Friday February 14, 2020 - 10:50:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo Lagu Falanqeeyay Ruushka Oo Doonaya in uu Saldhig Ka Sameysto Waqooyi Galbeed Soomaaliyeed.

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.



Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay Ruushka oo doonaya inuu saldhig milliteri ka sameysto gobollada Wuqooyi galbeed ee Soomaaliya gaar ahaan Zeylac ama Berbera.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 14-02-2020.lite

Related Items