Dhageyso:Warbixin Qoryooleey Shalay iyo Maanta.

Tuesday June 17, 2014 - 10:48:03 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Warbixin Qoryooleey Shalay iyo Maanta.

    Xaalad adag ayaa lagasoo sheegayaa degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelaha Hoose oo bilo ka hor ay qabsadeen ciidamada calooshood ushaqeystayaasha Afrikaanta AMISOM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleeshiyaad Mooryaan ah oo Qoryooley ku sugan.
Xaalad adag ayaa lagasoo sheegayaa degmada Qoryooleey ee gobolka shabeelaha Hoose oo bilo ka hor ay qabsadeen ciidamada calooshood ushaqeystayaasha Afrikaanta AMISOM.

Ciidamada xarakada Al Shabaab ayaa jaray intabadan waddooyinka soo gala degmada Qoryooleey taasi oo sababtay in ciidanka gudaha magaalada ku sugan ay ku adkaato isku gudbinta saadka.

Dhammaan waxaa hakaday horumarkii muddo 5 sanadood ah Qoryooley ku tallaabsatay waxaana ladhihi karaa Qoryooleey way go’doonsantahay.

Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa diyaarisay warbixin isbarbar dhig ku sameynaysa Qoryooley shalay iyo Maanta.


Isha Maqalka:Idaacadda Alfurqaan.

Related Items