deg deg: Al Shabaab oo Weeraro culus ku qaaday saldhigyo kuyaal Sh/Hoose.

Wednesday February 19, 2020 - 06:31:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    deg deg: Al Shabaab oo Weeraro culus ku qaaday saldhigyo kuyaal Sh/Hoose.

    War goordhow nagasoo gaaray gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday saldhigyo melleteri oo ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War goordhow nagasoo gaaray gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday saldhigyo melleteri oo ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda.
Xoogaga Shabaabul Mujaahidiin ayaa saaka aroortii hore weeraro kula jarmaaday laba saldhig oo ay ku kala sugnaayeen maleeshiyaadka dowladda iyo ciidamada Uganda.

Meelaha weerarada culus lagu qaaday waxaa kamid ah saldhigga ciidamada AMISOM ee degmada Qoryooleey, dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayaan jugta madaafiic iyo rasaas lays dhaafsanayo.

Dhinaca kale ciidamada Al Shabaab ayaa weerar cagmarin ah ku qaaday saldhig ay ciidamada dowladda ku lahaayeen deegaan dhaca duleedka magaalada Marka ee xarunta Sh/Hoose.

Lasoco faah faahin dheeri ah insha'Allaah

Related Items