Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Hargeysa.

Wednesday February 19, 2020 - 09:21:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Hargeysa.

    Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa wadda dadaallo ay maamulka 'Somaliland' uga dhaadhicinayso in uu ogolaado socdaalka lafilayo in Farmaajo dhowaan ku tago magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa wadda dadaallo ay maamulka 'Somaliland' uga dhaadhicinayso in uu ogolaado socdaalka lafilayo in Farmaajo dhowaan ku tago magaalada Hargeysa.


Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo wasiirka maaliyadda Itoobiya ninka lagu magacaabo Axmed Shidde ayaa ka degay magaalada Hargeysa waxayna kulamo laleeyihiin Muuse Biixi iyo golihiisa wasiirrada.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in wasiirka maaliyadda Itoobiya uu Biixi gaarsiiyay farriin ka socoto Abiy Axmed waxaana lafilayaa in hoggaamiyaha maamulka Somaliland uu ka laabto diidmadiisi ka dhanka aheyd socdaalka Farmaajo ee Hargeysa.

Socdaalka wasiirka maaliyadda Itoobiya ayaa imaanaya laba maalin kadib markii uu R/wasaaraha Itoobiya soo saaray khariirad muujinaysa in gobollada waqooyi galbeed laga saaray Soomaaliya inteeda kale.


Related Items