Khasaare dhimasho iyo mid hantiyeed oo ka dhashay Doonyo Kalluumeysi oo ku degay Xeebka Kismaayo.

Saturday February 22, 2020 - 11:53:05 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Khasaare dhimasho iyo mid hantiyeed oo ka dhashay Doonyo Kalluumeysi oo ku degay Xeebka Kismaayo.

    Khasaare Dhimasho Iyo Mid Hantiyeed oo Ka Dhashay Doonyo Kalluumeysi oo Ku Degay Xeebka Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaare Dhimasho Iyo Mid Hantiyeed oo Ka Dhashay Doonyo Kalluumeysi oo Ku Degay Xeebka Kismaayo.


Doonyo 5 gaaraya ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku dagay xeebta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Doonyahan oo ay dhammaantood lahaayeen Kalluumeysato Soomaaliyeed ayaa waxaa shilkooda u sabab ah mowjadaha badda oo kacsan.

Qaar kamid ah Kalluumeysatada ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen dhimashada hal qof islamarkaana dad kale la la'yahay.

Waxay sheegeen in aysan heysan gaadiid gurmad ah oo haddii uu shil ka dhoco gudaha Badda gurmad sameyn kara iyagoo dhaliil u jeediyay maamulka Jubbaland ee magaalada Kismaayo.


Sannad walba marka lasoo gaaro xilliyadan oo kale ee Jiilaalka ah waxaa badda ka kaca dabalyo badan oo adkeynaya in la jillaabto.

Related Items