Xildhibaan Cosoble "Abiy Axmed dhabarkiisa nama qarin karo ee Farmaajo sidaas ha ogaado" Video.

Saturday February 22, 2020 - 13:44:09 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cosoble "Abiy Axmed dhabarkiisa nama qarin karo ee Farmaajo sidaas ha ogaado" Video.

    Mas'uuliyiinta Xisbiyada mucaaradka Soomaaliya ayaa eedayn kulul ujeediyay dowladda uu madaxda ka yahay Max'med Cabdullaahi Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta Xisbiyada mucaaradka Soomaaliya ayaa eedayn kulul ujeediyay dowladda uu madaxda ka yahay Max'med Cabdullaahi Farmaajo.

Xasan Sheekh Maxamud,Shariif Sheekh Axmed iyo Xildhibaanno si aad ah umucaaradsan siyaasadda Kheyre iyo Farmaajo ayaa jeediyay hadallo kulul oo ay ku dhaliilayaan qaabka uu nidaamka Villa Somalia u shaqeeyo.

Xildhibaan C/qaadir Cosoble oo kamid ah mas'uuliyiintii aadka udhaliilay Farmaajo ayaa sheegay in Abiy Axmed R/Wasaaraha Itoobiya uu marwalba daadihiyo siyaasadda Dowladda Federaalka.

Wuxuu sheegay in Abiy Axmed uu dullaysi ku hayo Farmaajo wuxuuna tusaale usoo qaatay safaradii ay labada hoggaamiye isla galeen iyagoo ka degay Asmara iyo Nairobi islamarkaana hadda uu socdo qorshe dowladda Itoobiya ay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ku gaynayso magaalada Hargeysa.



Related Items