Qeybtan waxaa lagusoo bandhigayaa gaadiid dagaal iyo saanado melleteri oo xoogaga Al Shabaab ay kusoo furteen dagaalkii Ceelsaliini.
Deegaan katirsan Sh/Hoose ayaa lagusoo bandhigay laba gaari Cabdi bilayaal ah oo ay ku xiranyihiin qoryaha dhashiikaha loo yaqaan iyo saanado kale.
Al Shabaab Oo Soo Bandhigay Gaadiid iyo Hub ay Ku Qabsatay Dagaalkii Deegaanka Ceelsaliini (Sawirro).
Xafiiska warfaafinta Xarakada Al Shabaab ayaa faafiyay qeybta labaad ee sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee dhowaan ka dhacay saldhigga ciidanka dowladda ee deegaanka Ceelsaliini ee duleedka magaalada Marka.