Cali Mahdi Max'med "Dowladda Soomaaliya ka jirta waxaa leh Federaalka Itoobiya" Video.

Monday February 24, 2020 - 12:12:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • Visits: 1450
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Mahdi Max'med "Dowladda Soomaaliya ka jirta waxaa leh Federaalka Itoobiya" Video.

    Cali Mahdi Max'med oo kamid ahaa hoggaamiya kooxeedyadii caanka ahaa dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay ka dhawaajiyay in dowladda Federaalka ee hadda jirta ay tahay dowlad ay leedahay Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Mahdi Max'med oo kamid ahaa hoggaamiya kooxeedyadii caanka ahaa dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay ka dhawaajiyay in dowladda Federaalka ee hadda jirta ay tahay dowlad ay leedahay Itoobiya.


Isagoo hadal la jeedinayay shir siyaasadeed ka dhacay magaalada Muqdisho ayuu sheegay in nidaamka Federaaliga ah ee ay ku dhaqanto dowladda Farmaajo uu yahay mid halis gelinaya midnimada Soomaalida.

Wuxuu sheegay in hanaanka Federaalka uu yahay mid Itoobiya iyo Kenya udanaynaya si ay soomaalida ukala qoqobaan, Cali Mahdi wuxuu si cad u sheegay in dhismaha DF-ka uu lahaa Males Zenaawi R/wasaarihii hore ee Itoobiya.

Wuxuu ku baaqay in Soomaalida loo qabto shir dib uheshiisiineed meeshana looga saaro Dowladda Federaalka oo uu sheegay in ay tahay dowlad ay Itoobiya leedahay.


Related Items