Hoggaanka Al Shabaab oo bayaan kasoo saaray dilka Hoggaamiyihii Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.

Monday February 24, 2020 - 21:36:07 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaanka Al Shabaab oo bayaan kasoo saaray dilka Hoggaamiyihii Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.

    Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahiya Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Al Shabaab kaas oo looga hadlayo istish-haadka Sheekh Qaasim Al Riimi amiirkii guud ee Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada Alkataa'ib ayaa baahiya Bayaan kasoo baxay hoggaanka sare ee Al Shabaab kaas oo looga hadlayo istish-haadka Sheekh Qaasim Al Riimi amiirkii guud ee Al Qaacidada Jaziiradda Carabta.


Bayaanka oo ka koobnaa sedax bog ayaa shacabka Yemen iyo mujaahidiinta Al Qaacidda ku sabarsiinaya wadada jihaadka iyo in ay lahalgamaan Mareykanka iyo xulufadiisa.

Hoos ka akhriso bayaanka oo luqadda Carabiga ku qoran






Related Items