Dagaal laba ciidan ku dhaxmaray deegaan katirsan gobolka Sanaag.

Wednesday February 26, 2020 - 17:50:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaal laba ciidan ku dhaxmaray deegaan katirsan gobolka Sanaag.

    dagaallo culus ayaa maleeshiyaad kala taabacsan maamullada 'Somaliland' iyo 'Puntland ku dhaxmaray deegaanno katirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dagaallo culus ayaa maleeshiyaad kala taabacsan maamullada 'Somaliland' iyo 'Puntland ku dhaxmaray deegaanno katirsan gobolka Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.


Wararka ka imaanaya deegaanka Yubbe ayaa sheegaya in halkaas ay iska hor imaadyo xooggan ku dhaxmareen labada dhinac balse lama oga khasaaraha ka dhashay.

Dad ku sugan gobolka Sanaag ayaa warbaahinta u sheegay in ay maqlayeen jugta madaafiic iyo rasaas ay isdhaafsanayeen labada ciidan ee kala taabacsan maamullada 'Somaliland' iyo Puntland.

Xiisadaha udhaxeeya maamulladan ayaa bilihii lasoo sanadood ee lasoo dhaafay ka jiray gobollada Sool iyo Sanaag.



Related Items