Weerar 4 Askari lagu dilay oo ka dhacay deegaan katirsan Sh/Hoose.

Sunday March 01, 2020 - 10:55:39 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar 4 Askari lagu dilay oo ka dhacay deegaan katirsan Sh/Hoose.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanno katirsan gobolka Sh/Hoose.


Qaraxyo shalay gelinkii dambe ka dhacay deegaanka Warmaxan ee duleedka degmada Afgooye waxaa ku dhintay Afar askari oo katirsanaa ciidamada dowladda, sidoo kale isla weerar ka dhacay wadada laamiga ah ayay xoogaga Al Shabaab ugu suurtagashay in ay ku gubaan mooto ay la socdeen ciidamo dowladda katirsan.

Dhinaca kale weerar xooggan ayaa xalay fiidkii lagu qaaday saldhigga ciidamada AMISOM ee deegaanka Lambar 60, dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas iyo madaafiic lays dhaafsanayay.


Markii uu dagaalku soo idlaaday kadib ayay ciidamada AMISOM madaafiic ku garaaceen dhulka howdka ah ee ku hareeraysan Lambar60 balse lama oga khasaaraha ka dhashay

Fadlan Like Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items