Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo kamid ah culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cudurka dilaaga Carona ee caalamka kusii faafiya.
Kalimad kooban oo uu sheekhu jeediyay ayuu si cilmi ah uga hadlay waxyaabaha keenay cudurrada laayaanka ah sida Carona Virus isagoona soo bandhigay talooyin haddii bani'aadamu ku dhaqaaqo uu uga badbaadi karo cuduradan oo kale.
Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Nuur ee Carona Virus
Dhageyso: Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan oo ka hadlay Cudurka Carona Virus.
Sheekh Nuur Macallin Cabdi Raxmaan oo kamid ah culumaa'udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay cudurka dilaaga Carona ee caalamka kusii faafiya.