Dalka Shiinaha Dadka udhintay Cudurka Carona oo kor udhaafay Sedax kun.

Thursday March 05, 2020 - 13:05:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalka Shiinaha Dadka udhintay Cudurka Carona oo kor udhaafay Sedax kun.

    Dowladda Shuuciyadda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay sare ukaceen dadka cudurka dilaaga Carona ugu dhimanaya gobollada kala duwan ee wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Shuuciyadda Shiinaha ayaa ku dhawaaqday in ay sare ukaceen dadka cudurka dilaaga Carona ugu dhimanaya gobollada kala duwan ee wadankaasi.


Wasaaradda caafimaadka Shiinaha ayaa sheegtay in dadka uu dilay Carona Virus ay gaareen 3012 oo qof halka 90,000 oo qof ay lajiifaan cudurkan dilaaga ah, guddiga caafimaadka ee loo xilsaaray xakameynta Carona ayaa sheegay in shalay ay dhinteen 31qof halka 200 oo qof uu cudurku soo ritay.

Tiradan cusub ee dhimashada oo ay dowladda Shiinaha ay baahisay ayaa cabsi hor leh ku beeraya wadamada uu cudurkan ka dilaacay gaar ahaan Iiraan iyo Talyaaniga oo ah meelaha ugu daran ee Carona uu dadka ku laynayo marka laga reebo Shiinaha.


Fadlan Like Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items