Sawirro: Beesha Sheekhaal Ee Jubbooyinka oo dooratay Suldaan cusub.

Friday March 06, 2020 - 19:12:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Beesha Sheekhaal Ee Jubbooyinka oo dooratay Suldaan cusub.

    Xaflad oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu Caleemasaarayay Suldaan Cali Cismaan Roorow Suldaanka beesha Sheekhaal ee jubbooyinka waxayna ka dhacday magaalada Jilib ee Jubbada dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaflad oo aheyd mid si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa lagu Caleemasaarayay Suldaan Cali Cismaan Roorow Suldaanka beesha Sheekhaal ee jubbooyinka waxayna ka dhacday magaalada Jilib ee Jubbada dhexe.


Munaasabadda Caana shubka Suldaanka Sheekhaal waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiin iyo marti sharaf kale waxayna dhammaantood bogaadiyaan Suldaanka cusub iyagoo ugu duceeyay in uu Alle ufududeeyo mas'uuliyadda loo dhiibay.

Sheekh Max'med Abuu Cabdalla Waaliga Jubbooyinka oo kalimad ka jeediyay munaasabadda ayaa Suldaanka Sheekhaal ugu baaqay in uu beeshiisa cadalaad ku maamulo.

Hoos ka Daawo Sawirro lagasoo qaaday munaasabadda















Related Items