Saldhigga ciidamada 'Puntland' ee deegaanka Af Urur oo Weerar madaafiic ah lagu qaaday.

Thursday March 12, 2020 - 08:47:38 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhigga ciidamada 'Puntland' ee deegaanka Af Urur oo Weerar madaafiic ah lagu qaaday.

    Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka isku magacaabay 'Puntland'.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobollada waqooyi Bari Soomaaliya ayaa sheegaya in weerar culus lagu qaaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka isku magacaabay 'Puntland'.


Xoogaga Al Shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar madaafiic ah ku qaaday saldhigga ciidamada Daraawiishta Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Af Urur ee dhaca duleedka magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhowr madfac lala helay gudaha saldhigga balse lama oga khasaaraha ciidamada maamulka 'Puntland' kasoo gaaray weerarkii xalay dhacay, war kooban oo kasoo baxay Al Shabaab ayaa lagu xaqiijiyay in weerar khasaara dhaliyay lagu qaaday deegaanka Af Urur.


Fadlan Like Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho


Related Items