Daawo Video: Ehellada dadkii uu Mareykanku ku xasuuqay duqeyntii Janaale oo warbaahinta lahadlay.

Friday March 13, 2020 - 10:05:40 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Video: Ehellada dadkii uu Mareykanku ku xasuuqay duqeyntii Janaale oo warbaahinta lahadlay.

    Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay duqeyn xagga cirka ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay dhowaan ka geysteen deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay duqeyn xagga cirka ah oo diyaaradaha dagaalka Mareykanka ay dhowaan ka geysteen deegaan katirsan gobolka Sh/Hoose.


Wakaaladaha wararka reergalbeedka iyo telefeshinka Aljazeera qeybtiisa English-ka ayaa sheegay in duqeymihii shacabka lagu dilay ee dhacay arbacadii lasoo dhaafay ay dhimashadu gaartay 6 qof waxaana kamid ah carruur.

Qaar kamid ah ehellada dadkii lagu dilay duqeyntii deegaanka Ugunji oo warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa dhankooda si kulul uga jawaabay sheegashada Mareykanka iyo dowladda Farmaajo ee ah in duqeyntaas ay ku dileen Al Shabaab.


Hoos ka daawo warbixin uu Telefeshinka Somali Cable ka diyaariyay xasuuqii duleedka Janaale

Related Items