Sarkaal iyo Askari lagu dilay degmooyinka Yaaqshiid iyo Mahadaay.

Saturday March 14, 2020 - 16:08:20 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sarkaal iyo Askari lagu dilay degmooyinka Yaaqshiid iyo Mahadaay.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo degmada Mahadaay ee Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weeraro khasaara dhaliyay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho iyo degmada Mahadaay ee Sh/dhexe.


Xoogag hubaysan ayaa xalay fiidkii xaafadda Sanca ee degmada Yaaqshiid ku dilay askari katirsanaa ciidamada Melleteriga dowladda, goob joogayaal ayaa sheegay in rag bastoolado ku hubaysan ay dileen askari magaciisa lagusoo gaabiyay Sharmaake.

Dhinaca kale weerar ay dagaalyahannada Al Shabaab ku qaadeen degmada Mahadaay ee Sh/dhexe ayaa sababay khasaara dhimasho iyo dhaawac ah oo gaaray maleeshiyaad katirsanaa maamulka isku magacaabay 'Hirshabelle'.



Related Items