Dhageyso: Xal laga gaaray Khilaaf dhuleed oo udhaxeeyay beelaha Xawaadle iyo Abgaal.

Wednesday March 18, 2020 - 11:47:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xal laga gaaray Khilaaf dhuleed oo udhaxeeyay beelaha Xawaadle iyo Abgaal.

    Maktabka Musalaaxada iyo Calaaqaadka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xal dhammaystiran ka gaaray khilaaf dhuleed udhaxeeyay beelo walaala ah oo wada dega gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maktabka Musalaaxada iyo Calaaqaadka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xal dhammaystiran ka gaaray khilaaf dhuleed udhaxeeyay beelo walaala ah oo wada dega gobollada Hiiraan iyo Sh/dhexe.


Kadib kulamo isdaba joog ah oo mas'uuliyiinta maktabka Musaalaxada ay layeesheen dhinacyadii isku hayay dhul kuyaal deegaanka Iji ee udhaxeeya Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa ugu dambeyn lagasoo saaray go'aanno dhaxalgal ah.

Xafiiska Musaalaxada XSHM ayaa amar ku bixiyay dhulkii ay ku murunsanaayeen beelaha Xawaadle iyo Abgaal uu yahay dhul caam ah oo aysan jirin cid sheega karta islamarkaana ka sameyn karta beero iyo dhul deegaan uuna yahay dhul ufuran daaqsinta xoolaha oo kaliya.

Related Items