Warar dheeraad ah oo laga helay duqeyn dhowaan lagu qaaday Xerada Xalane.

Thursday March 19, 2020 - 20:20:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 5
  • Share via Social Media

    Warar dheeraad ah oo laga helay duqeyn dhowaan lagu qaaday Xerada Xalane.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn xooggan oo habeen hore lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeye ay uga suganyihiin dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn xooggan oo habeen hore lagu qaaday saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeye ay uga suganyihiin dalka Soomaaliya.


Ilo wareedyo ayaa sheegaya in duqeynta lagu qaaday xerada Xalane ay ku gubteen illaa sedax gaari oo ay laheyd Q.Midoobay kuwaas oo dhax yiillay saldhigga Xalane.

Gaadiidka ku gubtay duqeynta ayaa ahaa kuwa sahayda udaad gureeya garoonka diyaaradaha Melleteriga Balidoogle ee Sh/Hoose halkaas oo ay ku suganyihiin askar iyo saraakiil American ah.

Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarkan lagu qaaday xerada Xalane oo ay kuyaalaan xarumaha shirkadaha ammaanka iyo safaaradaha dowladaha reergalbeedka ee kaabaya duullaanka lagusoo qaaday Soomaaliya.


Fadlan Like Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items