Guddoomiyaha deegaanka Qooqaani oo isku day dil ka badbaaday.

Saturday March 21, 2020 - 07:28:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 16 1
  • Share via Social Media

    Guddoomiyaha deegaanka Qooqaani oo isku day dil ka badbaaday.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar qorshaysan oo si dirqi ah uga badbaaday mas'uul katirsan maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weerar qorshaysan oo si dirqi ah uga badbaaday mas'uul katirsan maamulka isku magacaabay 'Jubbaland' ee uu madaxda ka yahay Axmed Madoobe.

Weerar jidgal ah oo shalay ka dhacay deegaan hoos taga degmada Afmadoow waxaa halis lagu gaarsiiyay guddoomiyaha deegaanka Qooqaani.

ilo wareedyo ayaa sheegaya in xoogaga Al Shabaab ay weerarka ku gubeen gaari uu watay guddoomiyaha badbaaday waxaana ladilay hal askari iyadoo dhaawac uu soo gaaray 2 askari oo kamid ahaa ilaalada mas'uulka badbaaday.

Fadlan Like Saar Page-ka SomaliMeMo ee Facebook.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

Related Items