Kulan dhowaan ka dhacay wilaayaatka Islaamiga ah oo ay isugu yimideen Hoggaanka Xarakada Al Shabaab , culimaa'udiin iyo waxgaradka beelaha Soomaaliyeed ayaa lagasoo saaray qodobo muhiim ah.
Shirkan oo ahaa mid wadatashi ah ayaa looga arrinsanayay xaaladda muslimiinta bariga Afrika iyo xoojinta Wilaayaadka islaamiga ah ee adeegyada fariidka ah u haya bulshada Soomaaliyeed, kulankan waxaa ka qeyb galay mas'uuliyiinta ugu sarraysa Xarakada Al Shabaab oo uu kamid yahay Sheekh Axmed Cumar Abuu Cubeyda.
Dhageyso: Sheekh Abuu Cubeyda oo ka qeyb galay shirkii Wada tashiga Jihaadka Bariga Afrika.
Kulan dhowaan ka dhacay wilaayaatka Islaamiga ah oo ay isugu yimideen Hoggaanka Xarakada Al Shabaab , culimaa'udiin iyo waxgaradka beelaha Soomaaliyeed ayaa lagasoo saaray qodobo muhiim ah.