Kumanaan kun oo wadamada Talyaaniga iyo Spain ugu dhintay Cudurka Covid19.

Tuesday March 31, 2020 - 19:37:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Kumanaan kun oo wadamada Talyaaniga iyo Spain ugu dhintay Cudurka Covid19.

    Cudurka Covid19 ayaa saacadihii lasoo dhaafay dad badan ku laayay qaar kamida wadamada reergalbeedka gaar ahaan kuwa qaaradda Yurub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cudurka Covid19 ayaa saacadihii lasoo dhaafay dad badan ku laayay qaar kamida wadamada reergalbeedka gaar ahaan kuwa qaaradda Yurub.


Wararka ka imaanaya wadanka Talyaaniga ayaa sheegaya in dad badan ay maanta dhinteen halka kumanaan kale uu oo cusub uu cudurku asiibay.

Guddiga caafimaadka xukuumadda Roma ayaa xaqiijiyay in maanta kaliya ay Carona udhinteen dad gaaraya 837 qof taas oo ka dhigan in dhimashada guud ee Talyaaniga ay gaartay 12,428 qof.

Dalka Spain maanta waxaa Carona Virus udhintay 553 qof halka dhimashada guud ee wadankaas ay gaartay 8700 oo qof, wadanka Ingiriiska ayaa maanta oo kaliya lagasoo calaamadeeyay 393 qof taas oo tirada dhimashada ka dhigaysa 1801 qof.


Tirada guud ee dadka Carona ugu dhintay caalamka ayaa kor udhaaftay 40,000 oo ruux halka dadka ladhiban Carona ay gaartay 800,000 oo ruux.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items