Dhageyso: Sheekh Cali Dheere oo sheegay in ay si adag uga hor tagayaan doorashooyinka dalka laga qaban qaabinayo.

Wednesday April 01, 2020 - 10:48:26 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 54 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Cali Dheere oo sheegay in ay si adag uga hor tagayaan doorashooyinka dalka laga qaban qaabinayo.

    Dhaq dhaqaaqa Jihaadiga ah ee Al Shabaab ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shir wadatashi ah oo dhowaan ay yeesheen odayaasha dhaqanka soomaaliyeed,culimaa'udiin iyo hoggaanka Xarakada kaas oo looga arrinsanayay halganka ay muslimiintu uga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhaq dhaqaaqa Jihaadiga ah ee Al Shabaab ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay shir wadatashi ah oo dhowaan ay yeesheen odayaasha dhaqanka soomaaliyeed,culimaa'udiin iyo hoggaanka Xarakada kaas oo looga arrinsanayay halganka ay muslimiintu uga jiraan geeska Afrika.


Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka Xarakada ayaa wareysi uu bixiyay wuxuu uga hadlay arrimo badan oo ku saabsan shirkii soo idlaaday iyo xaaladda guud ee dalka Soomaaliya.

Al Shabaab ayaa ku goodisay in ay si adag uga hor tagi doonto doorashooyinka ay DF-ka iyo beesha caalamka ka qaban qaabinayaan dalka marka lagaaro sanadda 2021-ka, Sheekh Cali dheere wuxuu sheegay in doorashada iyo kuwa wada ay ula dagaallami doonaan si ka daran sida ay ula dagaallamayaan ciidamada Burundi iyo Uganda.


Isha Maqalka: Radio Andalus

Related Items