Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan Oo Bogaadiyay Shirkii Wadatashiga Jihaadka Bariga Afrika.

Thursday April 02, 2020 - 09:53:48 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 17 2
  • Share via Social Media

    Sheekh Nuur Macallin C/Raxmaan Oo Bogaadiyay Shirkii Wadatashiga Jihaadka Bariga Afrika.

    Waxaa isi soo taraya dadka falanqeynaya amaba marxabeynaya shirkii ay dhawaan yeesheen Culimada, odayaasha dhaqanka iyo mas'uuliyiinta sarsare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa isi soo taraya dadka falanqeynaya amaba marxabeynaya shirkii ay dhawaan yeesheen Culimada, odayaasha dhaqanka iyo mas'uuliyiinta sarsare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.


Sheekh Nuur Macallim Cabdiraxmaan oo kamid ah culimada Jihaadiyiinta ah ayaa bogaadiyay shir weynahan oo uu ku tilmaamay mid loo baahan yahay in marar badan la qabto.

Wuxuu ummada Soomaaliyeed ugu baaqay iney ku dadaalaan ilaalinta diinta taasoo ka qaalisan wax walba, taasoo haddii iyada la xifdiyo ay wax walba ilaashamayaan.

Sheekhu wuxuu sheegay in shirkan diimeed laga soo saaray qodobo dhaxal gal ah lana rajeynayo iney noqdaan kuwa dhaqan gala oo ummada wax u tara, isagoona bogaadiyay hogaanka Xarakada Al-Shabaab.

Halkan Ka Degso Kalimadda Sheekh Nuur Macallin C/raxmaan



Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items