Dhageyso: Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo si cajiib ah uga hadlay Halaagga uu Carona ka geysanayo Yurub Mareykanka.

Sunday April 05, 2020 - 11:41:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 3
  • 24 6
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo si cajiib ah uga hadlay Halaagga uu Carona ka geysanayo Yurub Mareykanka.

    Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo kamid ah culimada wilaayaatka Islaamiga ah ayaa ka hadlay musiibada Rabbi ku ciqaabay shucuubta reergalbeedka waa cudurka halista ah ee Carona Virus.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Fu'aad Max'med Khalaf oo kamid ah culimada wilaayaatka Islaamiga ah ayaa ka hadlay musiibada Rabbi ku ciqaabay shucuubta reergalbeedka waa cudurka halista ah ee Carona Virus.


Isagoo kalimad ka jeedinayay Masjid kuyaal Koonfurta Soomaaliya ayuu sheegay in Carona uu yahay cudur uu Rabbi usoo diray gaalada daalimiinta ah ee dhibay islaamka iyo ehelkiisa.

Sheekh Fu'aad wuxuu sheegay in muslimiintu ku faraxsanyihiin dhibaatada gaaraysa Mareykanka iyo xulufadiisa sida Talyaaniga,Faransiiska iyo Ingiriiska, mar uu ka hadlayay dulmiga Mareykanka ayuu sheegay in uu dhibaato dhan walba ah dhadhansiiyay muslimiinta balse hadda uu wajahayo ciqaabta Rabbi.


Halkan ka degso Kalimadda Sheekh Fu'aad ee Carona Virus MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items