1150 qof oo Mareykanka markale ugu dhimatay Cudurka Carona Virus.

Tuesday April 07, 2020 - 11:29:23 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    1150 qof oo Mareykanka markale ugu dhimatay Cudurka Carona Virus.

    Halaag daran ayaa markale shacabka Americanka ah kasoo gaartay caabuqa dilaaga ah ee lagu magacaabo Covid19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halaag daran ayaa markale shacabka Americanka ah kasoo gaartay caabuqa dilaaga ah ee lagu magacaabo Covid19.


Wararka ka imaanaya Mareykanka ayaa sheegaya in shalay oo kaliya uu Carona Virus dilay 1150 qof American ah, dadkaas dhintay badankood waxay deganaayeen magaalada New York oo ah magaalada ugu weyn Mareykanka.

Jaamacad caafimaad ayaa sheegtay in dadka shalay uu soo ritay Carona Virus ay ka badanyihiin 30 ku oo ruux, isbitaallada waaweyn ee magaalada Washington ayaa la ciirciiraya bukaanno qaarkood xaaladoodu liidato.

Tirada guud ee Mareykanka Carona ugu dhimatay ayaa lagu sheegay 10,783 ruux iyadoona dadka cudurka lajiifa ay kor udhaafeen 366 kun oo ruux, Mareykanka waa dalka koowaad ee dadkiisu ladhibanyihiin Carona Virus.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
so[email protected]

Related Items