Abiy Axmed oo xaalad degdeg ah soo rogay kadib markii uu faafay COVID19.

Wednesday April 08, 2020 - 16:30:47 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abiy Axmed oo xaalad degdeg ah soo rogay kadib markii uu faafay COVID19.

    Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xaalad degdeg ah kusoo rogtay wadankaas kadib markii uu si xowlli ah ugu faafay cudurka Covid19.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Xabashida Itoobiya ayaa ku dhawaaqday in ay xaalad degdeg ah kusoo rogtay wadankaas kadib markii uu si xowlli ah ugu faafay cudurka Covid19.


War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska Abiy Axmed R/wasaaraha xabashida itoobiya ayaa lagu sheegay in wadanku bandaw yahay,wuxuu sheegay in tallabadan uu ucuskaday qodobka 93aad ee dastuurka udegsan xukuumaddiisa.

"iyadoo qeyb ka ah qorshaha lagu xadaynayo cudurka Covid19 waxaa dalka lageliyay xaalad degdeg ah, waxaa laxiray iskuullada iyo jamaacadaha shaqaalaha aan aasaasiga aheyne waxaa lafarayaa in ay guryahooda joogaan" ayaa bayaanka lagu yiri warsaxaafadeedka.


Xukuumadda Addis Ababa ayaa xaaladdan ay soo rogtay sabab uga dhigtay cudurka Carona oo si xowlli ah wadanka ugusii faafaya, liis rasmi ah oo Itoobiya ay soo saartay waxay ku sheegtay in 52 kiis oo Carona ah ladiiwaan geliyay waxaana cudurkan udhintay illaa 2 qof.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items