Howlwadeenno katirsan dowladda iyo Shaqaale Ajaanib ah oo laga helay Carona Virus.

Saturday April 11, 2020 - 12:31:13 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Howlwadeenno katirsan dowladda iyo Shaqaale Ajaanib ah oo laga helay Carona Virus.

    Shaqaale iyo howlwadeenno katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa laga helay cudurka dilaaga ah ee lagu magacaabo Covid19 oo ah cudur fara ba'an ku haya wadamada reergalbeedka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shaqaale iyo howlwadeenno katirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa laga helay cudurka dilaaga ah ee lagu magacaabo Covid19 oo ah cudur fara ba'an ku haya wadamada reergalbeedka.


Wasaaradda caafimadka ayaa sheegtay in dadka qaba Carona Virus ay gaareen 9 qof waxaana kamida 4 kamid ah shaqaalaha wasaaradaha dowladda iyo xildhibaan katirsan baarlamaanka maamulka Hirshabelle.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dadka Carona uu soo ritay ay kamid yihiin shaqaale katirsan Hay'adaha Q.Midoobay ee ku sugan xerada Xalane, waxaa muuqata in dadka cudurka dalka soo geliyay ay yihiin shisheeye iyo kuwa la shaqeeya.


Dhaqaatiir iyo culimaa'udiin Soomaaliyeed ayaa bulshada ugu baaqay in ay guryahooda ku negaadaan ayna ka fogaadaan ajaanibta dalka ku sugan oo ah isha koowaad ee cudurkani dalka ku faafinaya.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items