Shisheeyaha ku sugan Kulbiyoow iyo Buurane oo weerar culus lakulmay.

Monday April 13, 2020 - 09:10:49 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Shisheeyaha ku sugan Kulbiyoow iyo Buurane oo weerar culus lakulmay.

    Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ay ciidamada gummeysiga Kenya ku leeyihiin deegaan dhaca xuduud beenaadka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ay ciidamada gummeysiga Kenya ku leeyihiin deegaan dhaca xuduud beenaadka.


Xoogag aad uhubeysan oo katirsan Al Shabaab ayaa markale weeraro ku ekeeyay saldhigyada ciidamada melleteriga Kenya ay ka sameysteen deegaanka Kulbiyoow ee dhaca xuduud beenaadka.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen hugunka hub ay labada dhinac isweydaarsanayeen xilligii uu dagaalku socday.

Dhinaca kale wararka laga helayo duleedka degmada Mahadaay ee Sh/dhexe ayaa sheegaya in weerar culus uu lakulmay saldhigga ciidamada Burundi ay ku leeyihiin deegaanka Buurane.


Dagaalyahanno jihaadi ah ayaa la sheegay in ay iska hor'imaad lagaleen ciidamada AMISOM balse lama oga khasaaraha ka dhashay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items