Kiisaskii ugu badnaa ee Carona Virus ayaa laga helaya wadanka Jabuuti.

Tuesday April 14, 2020 - 09:21:53 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kiisaskii ugu badnaa ee Carona Virus ayaa laga helaya wadanka Jabuuti.

    Cudurka dilaaga Carona Virus ayaa si aan horay loo arag ugusii faafaya wadanka Jabuuti ee dhaca bariga qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cudurka dilaaga Carona Virus ayaa si aan horay loo arag ugusii faafaya wadanka Jabuuti ee dhaca bariga qaaradda Afrika.


Wararka ka imaanaya Jabuuti ayaa sheegaya in shalay oo kaliya ladiiwaan geliyay illaa 83 kiis oo Carona Virus ah, wasaaradda caafimadka ayaa sheegtay in qeybta karaantiilka ladhigay dadkan cusub ee Carona soo ritay.

Wadarta guud ee dadka Carona kula dhacay wadanka Jabuuti ayaa gaartay sedax boqol oo ruux, dhinaca kale wasaaradda caafimaadka dowladda Federaalka ayaa sheegtay in shalay oo kaliya magaalada Muqdisho laga helay 32 kiis oo Carona ah.


Xildhibaanno iyo siyaasiyiin hore ayaa dowladda Federaalka ku dhaliilay in ay ka gaabisay daryeelka dadka laxanuunsan Carona, Xildhibaan Mahad Salaad iyo Ibraahim Xabeeb oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in bukaanno dhowaan Covid19 udhintay ladayacay.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items