Dhageyso: Soomaali la xanuunsan Caabuqa CODVID19 oo Wareysi bixiyay.

Thursday April 16, 2020 - 20:07:01 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 9 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Soomaali la xanuunsan Caabuqa CODVID19 oo Wareysi bixiyay.

    Tobanaan qof Soomaali ah ayaa cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimatay wadamada reergalbeedka gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tobanaan qof Soomaali ah ayaa cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimatay wadamada reergalbeedka gaar ahaan Yurub iyo Mareykanka.


Soomaalida ugu badan waxay ku dhinteen wadamdaa Ingiriiska iyo Sweden inkastoo dalka Mareykanka ay dhowr qof ku dhimatay.

Mid kamida jaaliyadda Soomaalida ee dalalka Iskaandaneefiyaanka oo uu asiibay caabuqa Covid19 ayaa faah faahin dheeri ah ka bixiyay sida uu yahay cudurka isagoona farriin udiray shacabka Soomaaliyeed oo ku aaddan in ay ka taxadaraan halista cudurkan.

Halkan ka degso Wareysi lala yeeshay Soomaali laxanuunsan Covid19 MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items