Carona oo 37 kun oo qof American ah ku dilay dalka Mareykanka.

Saturday April 18, 2020 - 11:26:52 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Carona oo 37 kun oo qof American ah ku dilay dalka Mareykanka.

    Waxaa sare usii kacaya dadka cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimanaya gudaha wadanka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sare usii kacaya dadka cudurka dilaaga ah ee Carona Virus ugu dhimanaya gudaha wadanka Mareykanka.


Saraakiil caafimaad ayaa ku dhawaaqay in shalay oo shalay ay dhinteen kumanaan ruux halka cudurku uu soo ritay dad ku dhow 20,000 oo ruux.

Dadka Carona ugu dhintay dalka Mareykanka waxay gaartay 37 kun oo ruux, Donald Trump oo hadal jeediyay ayaa sheegay in halistii Carona ay ka gudbeen balse wuxuu saadaaliyay in dhimashadu ay gaari doonto 60 kun illaa iyo 65 kun oo ruux.

Mareykanka ayaa ah dalka ugu dhimashada iyo bukaanada badan caalamka waxaana ku xiga wadamada Talyaaniga iyo Spain oo kumanaan kun oo ruux uu ka dilay Carona Virus, hay'adda WHO ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in halista Carona ay wali dhimantahay taas oo ka dhigan in cudurkan uu halaag hor leh ugeysan doono dadka ku dhaqan wadamada reergalbeedka.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items