Dhageyso: Xaflad loo qabtay Duruus uu Sheekh C/llaahi Raabi akhrinayay muddo 6 sana ah oo lasoo gaba gabeeyay.

Saturday April 18, 2020 - 11:58:42 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Xaflad loo qabtay Duruus uu Sheekh C/llaahi Raabi akhrinayay muddo 6 sana ah oo lasoo gaba gabeeyay.

    Munaasabad ka dhacday deegaanka Hargeysa yareey ee gobolka dhexe ayaa lagu maamuusay arday dhammeysatay duruus sharci ah oo muddo sanada ah ka socotay Masjid jaamaca deegaanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad ka dhacday deegaanka Hargeysa yareey ee gobolka dhexe ayaa lagu maamuusay arday dhammeysatay duruus sharci ah oo muddo sanada ah ka socotay Masjid jaamaca deegaanka.


Mas'uuliyiin,culimaa'udiin iyo odayaasha dhaqanka ayaa xaadir ku ahaa munaasabadda oo lagusoo afjarayay duruus sharci ah oo uu muddo Lix sana ah akhrinayay Sheekh Cabdullaahi Raabi oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed.

Sheekha ayaa akhriyay Kutubta Saxiixaynka iyo kutubo kale oo ardaydu ay ka faa'iideen cilmi badan, Sheekh Cabdullaahi Raabi oo kalimad ka jeediyay munaasabadda ayaa sharraxaad dheeraad ah ka bixiyay duruustii uu masjid jaamaca Hargeysa Yareey ka akhrin jiray iyo waxa kale ee uqorshaysan.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items