Dhageyso: Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan waxaa Jeedinaya Sheekh Cabdi Wali Muudeey.

Monday April 20, 2020 - 13:56:54 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 6
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan waxaa Jeedinaya Sheekh Cabdi Wali Muudeey.

    Akhristayaal waxka yar 4 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Akhristayaal waxka yar 4 maalmood ayaa naga xigtay bisha Barakeysan ee Ramadaan oo ah muusim cibaado oo allaah naarta ka xureeyo addoomadiisa muslimiinta ah.
Hadaba maxaa nagala gudboo in aan kusoo dhaweyno bisha Ramadaan ee fadliga dheeriga ah leh waxaan idiinsoo gudbinaynaa darsi qiima badan oo soo dhaweynta Ramaddaan ku saabsan waxaana soo jeedinaya Sheekh Cabdi Wali Muudeey oo kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkan ka degso Kalimadda oo sheekha MP3

Related Items