Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo uu Marti Ku Yahay Sh/Nuur Macallin C/raxmaan.

Friday April 24, 2020 - 08:36:46 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo uu Marti Ku Yahay Sh/Nuur Macallin C/raxmaan.

    Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.


Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan looga hadlay faa’iidooyinka ku jira bishan Ramadaan iyo sida ugu habboon ee uu qofka Muslimka ah uga faa’iideysan karo waxaana marti ku ahaa Sheekh Nuur Mucallim C/raxmaan.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 1-da Ramadaan

Related Items