Dhageyso Qeybta 1-Aad Barnaamijka (Xuruubusaliibiyah).

Friday April 24, 2020 - 18:55:50 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 4
  • 0 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso Qeybta 1-Aad Barnaamijka (Xuruubusaliibiyah).

    Idaacadda Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay haatan dhageystayaasheeda usoo gudbineysaa barnaami muhim ah oo ku saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga ee Al-furqaan oo bil walba oo Ramadaan ah baahisay barnaamij Taariikheed ayaa waxay haatan dhageystayaasheeda usoo gudbineysaa barnaami muhim ah oo ku saabsan taariikhda "Xuruubusaliibiyah".


Barnaamijka ayaa wuxuu ka sheekeynayaa duullaanadii ay faranjidu ku qaaday halbowylayaasha caalamka islaamka kuna qabsatay Beytulmaqdas sannadkii 492dii Hijriyada oo waafaqsan 1099kii Miilaadiyada iyo falcelintii ay sameeyeen Muslimiinta.

Nin walbaba tallaabadi

Halku tagay ha geysee

Qofba dunida wuxu taro

Wax ma qariyo taxanee

Taariikhaha ka daawada

Halkan Ka Degso Qeybta 1-aad Xuruubusaliibiyah


Related Items