Dhageyso: Sheekh Cali dheere oo Jeediyay Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan.

Friday April 24, 2020 - 18:58:18 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 14
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Cali dheere oo Jeediyay Kalimad ku saabsan Bisha Ramadaan.

    Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka faa'iidaystaan bisha barakaysan ee Ramadaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaanka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa umadda Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka faa'iidaystaan bisha barakaysan ee Ramadaan.


Kalimad uu jeediyay Sheekh Cali dheere oo ah Afhayeenka Xarakada ayuu muslimiinta ku baraarujiyay ka faa'iidaysashada bishan fadliga iyo kheyrka badan.

Sheekha ayaa kalimaddiisa kusoo hadal qaaday cudurka dilaaga ah ee Carona Virus wuxuuna muslimiinta masaajidda laga xiray ku tirtirsiiyay in ay guryahooda ku cibaadaystaan.

Related Items