Ogeysiis: dhageyso Barnaamijka Dhulalka laboobay ee Muslimiinta.

Monday April 27, 2020 - 09:14:00 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 9 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis: dhageyso Barnaamijka Dhulalka laboobay ee Muslimiinta.

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.
Xalqadan waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday gobolka Kashmiir oo kamid ah meelaha ay ka jiraan loollanada ugu waqti dheer ee caalamka ayna isku hor fadhiyaan ciidamo labaduba ku qalabaysan hubka wax baabi'iya ee Niyugleerka.

Halkan ka degso barnaamijka ama hoos ka dhageyso MP3

Related Items