Al-Shabaab oo war kasoo saaray cudurka Karoona [Dhagayso].

Monday April 27, 2020 - 17:46:35 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 209 16
  • Share via Social Media

    Al-Shabaab oo war kasoo saaray cudurka Karoona [Dhagayso].

    Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Al Mujaahidinta Sheekh Cali Maxamud Raage ayaa jeediyay kalimad uu kaga hadlayo cudurka dilaaga ah ee dunida ka dilaacay kaas oo loo yaqaano Karoona Fayras.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Al Mujaahidinta Sheekh Cali Maxamud Raage ayaa jeediyay kalimad uu kaga hadlayo cudurka dilaaga ah ee dunida ka dilaacay kaas oo loo yaqaano Karoona Fayras.


Sheekh Cali Dheere ayaa ka hadlay cudurkaan iyo kuwa lamidka waxa ay yihiin, waxa sababta u ah iyo fariinta uu dadka gaalada ah u wado iyo Muslimiinta inta.

Sheekha ayaa sidoo kale soo hadal qaaday waxa dadka Muslimiint ah uga aadan cudurkaan Karoonaha, sidee looga hortagi karaa, maxaa la gudboon qofkii Muslim ah ee uu ku dhoco cudurku, maxaase u daawo ah cudurka?

Related Items