Sarkaal katirsanaa Howlwadeennada Garoonka Muqdisho oo Hodon lagu dilay.

Tuesday April 28, 2020 - 12:33:59 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal katirsanaa Howlwadeennada Garoonka Muqdisho oo Hodon lagu dilay.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay mid kamida degmooyinka gobolka Banaadir.


Xoogag hubaysan ayaa xalay degmada Hodon ku dilay mid kamida howlwadeennada garoonka diyaaradaha caalamiga magaalada Muqdisho, ilo wareedyo ayaa sheegaya in rag katirsan Al Shabaab ay dileen sarkaal magaciisa lagusoo gaabiyay Nuur Kormadaye.

Wararka ayaa intaas ku daraya in xoogagii falka dilka ah geystay ay goobta si nabad gelya ah uga dhaqaaqeen, tan iyo markii ay bilatay bisha barakaysan ee Ramadaan ayay dilalka ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha dowladda kusii xoogeysanayeen degmooyinka gobolka Banaadir.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho
[email protected]

Related Items