dhageyso: Xalqada 2aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday Jabalu Daariq?.

Tuesday April 28, 2020 - 13:56:36 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 2aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday Jabalu Daariq?.

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Xalqadan oo ah middii 2aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday gacan biyoodka Jabalu Daariq oo kamid ah dhulalka muslimiintu leeyihiin ee kujira gacanta gaalada.




Isha Codka: Radio Andalus

Related Items