dhageyso: Xalqada 3aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Filibiin?

Wednesday April 29, 2020 - 12:13:29 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 3
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 3aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Filibiin?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.


Xalqadan oo ah middii 3aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday Filibiin ee dhaca qaaradda Aasiya waa dal martigeliyay dhacdooyin xanuun badan.


Related Items