dhageyso: Xalqada 4aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Koonfurta Suudaan?

Thursday April 30, 2020 - 12:27:51 in Wararka by Liibaan Jeexoow
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    dhageyso: Xalqada 4aad dhulalka laboobay ee Muslimiinta sidee loo qabsaday dalka Koonfurta Suudaan?

    Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhulalka laboobay waa barnaamij xiisa leh oo looga qisoonayo dhulalka muslimiinta ee cadowgu boobay, barnaamijkan ayaa macluumaad dhammeystiran kaa siinaya hadimadda loo maleegay umaddan muslimka ah.

Xalqadan oo ah middii 4aad waxaa lagu faah faahinayaa qaabkii loo qabsaday dalka Koonfurta Suudaan ee dhaca bariga qaaradda Afrika kana mid ah dalalka ay ka socdaan dagaallada sokeeye ee ugu khasaaraha badan caalamka

Related Items